realmagick.com The shrine of knowledge.

Qardho

Qardho is described in multiple online sources, as addition to our editors' articles, see section below for printable documents, Qardho books and related discussion.

Suggested News Resources

Dufcadii labaad oo ka Qalinjabisay Jaamacada Bariga Africa Faraca Qardho. (Sawiro)
FILE714 Ardaydan ka qalinjabisay jaamacada bariga Africa faraca magaalada Qardho ayaa isugu jiray arday dhamaysatay heerka koowaad ee Jaamacada oo tiradooda tahay 36 arday kuwaasoo ka kala qalinjaiyay kuliyadaha kala ah Maamulka iyo ...
Qardho: Shirkada Somtel oo Saamicelin u samaysay Macaamiisheeda ,dhisme
Shirkada somtel xarunteeda gobolka karkaar ayaa barnaamijka ay caanka ku tahay ee saamicelinta bulshada ka fulisay magaalada Qardho iyadoo 4 kamid ah guulaystayaasha bilaha ah lagudoonsiiyay mobilo smart phone ah iyo waliba 4G ga laga ...
Qardho: NGO ga SSF oo soo gabgabeeyay Tababar Muda sanad ah socday oo lagu
DSC07731 Tababarkan mudada sanadka ah socday ayaa waxaa loo qabtay in ka badan 300 qof oo isugu jira bulshada qaybaheeda kala gadisan sida odayaasha, haweenka, dhalinyarada, iyo aqoonyahanka waxaana mudadii uu socday loo qabtay ilaa 5 ...
Qardho: Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo kulan abaaraha looga hadlayo la
Madaxweyne Kuxigeenka ahna Kusimaha Madaxweynaha ayaa ugu horayn warbixino ka dhagaystay gudoomiyaha gobolka iyo kan degmada waxayana madaxweynaha uga warbixiyeen xaalada deegaanka oo ay sheegeen inay abaar ba'anii ay ka jirto iyo ...
Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli oo Qardho lagu soo dhaweeyey – VIDEO+SAWIRO
Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi ballaadhan oo uu hoggaaminayey ayaa maanta oo Salaasa ah si weyn loogu soo dhoweeyey magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka Karkaar. Wafdiga Madaxweynha ayaa waxaa ...

Great care has been taken to prepare the information on this page. Elements of the content come from factual and lexical knowledge databases, realmagick.com library and third-party sources. We appreciate your suggestions and comments on further improvements of the site.

Discussion Forum
National Wilms Tumor Study Group Nwts
Place for your opinion